Akhriso: Taariikhda Maalinta Calanka Soomaaliyeed iyo Guusha Kiiska Badda 

Oct. 12 2021,- Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta calanka Soomaaliyeed, sidaasi ay tahay waxaa ay ku aaday iyada oo Soomaaliya u dhego tageyso natiijada kiiska badda ee ICJ taas oo iyada la filayo galabta, waa labo munaasibad oo ku weyn qaranka. Haddii maanta ay Soomaaliya ku guuleysto kiiska badda ee…

Xaakimka Soomaaliga ah ee Maxkamadda ICJ ku jira oo ka hor-yimid go’aankii shalay 

October 13, 2021 ;By Human RIGHTS Consultant Hague (PenDrIbrahim Online) – Xaakimka Soomaaliga ah ee ku jira Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Cabdulqawi Axmed Yuusuf ayaa ka horyimid go’aanka ay Maxkamadda uga reebtay Soomaaliya qeyb ka mid ah dhul-badeedkii ay laheyd oo la raaciyey dhanka Kenya. Maxkamadda ayaa xukunka u riday sidii ay Soomaaliya dooneysay oo…

Tallaabada Soomaaliya qaadayso hadii Kenya aan u hogaansamin xukunka ICJ 

Xukunada ICJ gaarto ma lahan hay’ad fulisa, taasoo sababta in dalalka wax loo xukmiya inay aadaan Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey. WARAR PENDRSIBRAHIM ONLINE13 October 2021 By Human RIGHTS Consultant MUQDISHO, Soomaaliya – Su’aallo badan ayay Shacabka Soomaaliyeed is waydiinayaan, oo ku saabsan sidee Kenya looga qaadi doonaa xuduud badeedka shalay ay ICJ xukmisay. Madaxweynaha Kenya Uhuru…

Sharaxaad iyo Falanqeyn Go’aankii Maxkamadda ICJ 

Kenya waxay horey u diiday inay u hogaansanto go’aanka Maxkamadda ICJ ee ku saabsan kiiska badda, oo mudo 7 sano la sugayay. WARAR PENDRIBRAHIM ONLINE12 October 2021 MUQDISHO, Soomaaliya – ICJ ayaa go’aan aan rafcaan lahayn ka gaartay kiiskii dacwadda badda, ayada oo diiday doodaha Kenya ee ahaa inuu jiro xad u dhexeeya labada dal oo la barbar…

Maxkamadda Hague oo Go’aankii Badda ku dhawaaqeysa 12ka October 2021-PenDrIbrahim  

Faafin: Chief Qaali Calanside Sheik Abukar : Wednesday, October 12, 2021  Warsaxaafadeed maanta oo Jimce ah, September 24, 2021, kasoo baxay Maxkamadda Hague ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii badda xadaynteeda ay ku dhawaaqi doonto 12ka October 2021, saacadda 3-da galabnimo waqtiga Hauge, Netherlands. Waxaana go’aankaas maxkamadda ka hor akhinaya madaxa maxkamadda ICJ. Warsaxaafadeedku wuxuu intaas raaciyey,…

Go’aankii Maxkamadda Hague Badda Soomaaliya iyo Kenya 

Faafin: Chief Qaali Calanside Sheik Abukar : Wednesday, October 12, 2021  Go’aankii Maxkamadda Hague ay 12kii October 2021 ka soo saartay xadaynta badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya halkan ka daawo: WIN THE DAY OF THE WORLD 🇸🇴.WIN THE DAY THAT OUR OCEAN WILL BE RETURNED!

“12-kii Oktoobar, sannadkii 1954

Bishan October 12-keeda waxaa la filayaa in maxkamadda Cadliga dunida ee ICJ ay ku dhawaaqdo natiijada muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, kadib 6 sano oo kiiska uu yaallay Hague. Inkasta oo guul-darrada aan meesha laga saari karin, hadana qareennada difaacaya badda Soomaaliya ee kala ah Paul Riichler, Prof. Philippe Sands iyo Prof. Alain…

Taariikhdii AUN QAASIM HILOWLE

BARO AMA HA LAGU BARO TAARIIKHDII AABAHII FANKA BANAADIR AUN QAASIN HILOWLE 1980 READ MORE: Marxuumad Fadumo Qasim Hiloowle oo aas Qaran iyo baroordiiq loogu sameeyay magaalada London(Daawo Sawirada)

CALANKA UGU CAANSAN ADUUNKA UGUNA QURUXDA BADAN

CALANKA UGU CAANSAN ADUUNKA UGUNA QURUXDA BADAN. Posted on May 28 2020- Moment Research Consultancy  CalanSide – PenDrIbrahim – Sida lawada ogyahay Dowlad kasta waxay leedahay astaan lagu aqoonsado, astaan taasna waa CALANKEEDA, waxaad mar walba aragtaa marka aad dhexmarayso Caasimadaha aduunka Calan ka dul babanaya guri korkiis, marka aad kor u fiiriso waxaad isla markiiba…

SHEIKH ABUKAR SHEIKH CABDULLAHI( Qaali JIIF) 12 Oktobar 1954

SHEIKH ABUKAR SHEIKH CABDULLAHI( Qaali JIIF) Allaha ha u naxriistee oo markii koowaad uu hawada ka dul babado calanka Soomaaliyeed ka taagan Xarunta Dawladda (Ufficio Governo) 12kii Oktobar 1954 markaas wuxuu haayay xilka ah (Chief Qaali).

Faa’iido intee le’eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida iyo dalkooda ?

Faa’iido intee le’eg ayey midnimadu u leedahay dadka Soomaalida iyo dalkooda ? HalgankiiXisbigaSYL – Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi idmo mowduuc aan isleeyahay ma jiro wax uga muhiimsan dadka Soomaalida ee maanta nool, Gaar ahaan kuwa ku dhaqan dhulka Jamhuuriyadda. Mowduucan, Ayaa ku saabsan faa’iidada ay leedahay midnimada. Inta aan ku guda jiro qormadeyda, Waxaan ka jawaabi doonaan su’aasha aan…