Maxkamadda Hague oo Go’aankii Badda ku dhawaaqeysa 12ka October 2021-PenDrIbrahim  

Faafin: Chief Qaali Calanside Sheik Abukar : Wednesday, October 12, 2021 

Warsaxaafadeed maanta oo Jimce ah, September 24, 2021, kasoo baxay Maxkamadda Hague ayaa shaaca ka qaaday in go’aankii badda xadaynteeda ay ku dhawaaqi doonto 12ka October 2021, saacadda 3-da galabnimo waqtiga Hauge, Netherlands. Waxaana go’aankaas maxkamadda ka hor akhinaya madaxa maxkamadda ICJ. Warsaxaafadeedku wuxuu intaas raaciyey, maadaama uu jiro caabuqa COVID-19, waxaa gudaha maxkamadda loo ogol yahay qareennada maxkamadda iyo wakiillo matalaya labada dhinac (Soomaaliya iyo Kenya). Dublomasiyiinta, warbaahinta, iyo dadweynuhu waxay go’aanka marka la akhrinayo kala socon doonaan warbaahinta qaramada midoobey iyo maxkamadda oo toos ah.
By Human RIGHTS Consultant

Halkan ka akhri warsaxaafadeedka maxkamadda:
https://www.icj-cij.org/public/files/case-related/161/161-20210924-PRE-01-00-EN.pdf

Leave a comment